Home » Archives by category » Important News (Page 162)

Xog si hoose usoo gaadhay warbaahinta Puntlandobserver ayaa sheegaysa in khilaafka Isimada Puntland ay lug ku leedahay siyaasadda hanaanka doorashooyinka, maadama hadda lagu jiro xili doorashooyin badan soo socdaan. Waxaana warar hoose ay sheegayaan in uunan khilaafkan mid cusub ahayn ee ahaa mid soo bilowday xiligii xukuumaddii Faroole, waliba xiligii ay isimadu ku kala arragti […]

Continue reading …

Waxaad mooddaa in ay isa soo tarayaan siyaasiinta shacabka ka dhaadhicinaya in ay reer Puntland sadbursi wadaan oo ay dhacayaan xaqii reer Muqdisho kuraastii aqalka sare. Laakiin dadku marna isma waydiinayaan haddii Galmudug oo ka kooban Gobol iyo bar loo qoondeeyay 8 kursi, Puntland qaybta gobalada Bari, Nugaal iyo waqooyiga Mudugna lo qoondeeyay 8 kursi, […]

Continue reading …

Hadaba doodaan oo ay ka qaybqaadanayaan xildhibaano ka mid ah BFS ayaa waxaa lagu falanqaynayaa muranka aqalka sare, waxaana daadihinaya Cabdinuur Sh Isxaaq. Dooda waxaa ka qaybqaadanaya Xildhibaan Cabdi Samad Maxamuud. Xildhibaan Maxamed ismaaciil Shuuriye Agaasimaha Hay’adda Heritage Cabdirshiid Cali Xaashi. iyo Xildhibaan Cabdi Barre oo mardanbe kusoo biiri doona dooda

Continue reading …

MUQDISHO — Midawga Yurub ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay is mari waaga la xidhiidha hanaanka doorashada Soomaaliya ee sanadkan 2016-ka. War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Midawga Yurub uu maalmihii ugu dambeeyay si dhow ula shaqaynayay madaxda dawladda federaalka ah iyo madasha wadatashiga iyo guddiga […]

Continue reading …

Safiirada golaha amniga ee QM ayaa maanta ka dagay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, halkaasi oo oo safar hal maalin ah ay ku joogayaan. Safiirradan ayaa waxay kulammo xarunta Xalane ee Muqdisho kula yeesheen madaxda Soomaalida, oo uu ku jiro madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa ay sidoo kale la kulmeen madaxda maamul […]

Continue reading …

Nidaamka ay soomaaliya qaadatay waa nidaam uu sharcigu ka sareeyo shakhsiga, haddiise sharciga la illaaliyo oo lagu shaqeeyo waxaa wanaagsanaanaya habkii loo maamulay masiirkii umadda ka dhexeeyay, waxayna aakhirka umadda Soomaalidu dareemayaan in ay wax wada leeyihii, taasina waxay dhalaysaa in waxaas ay wada leeyihiin ay wada illaashadaan, waxaana sare u kacaya is aaminaada Soomaalida […]

Continue reading …

Aduunkii maanta wuxuu noqday meel qofkasta uu dadkii dunida ugu masaakiinsanaa sidii Hilibkii xaqiisa u canayo. Dadka Soomaalidaa ee masaakiintaa ee xajka u socda ayaa la dhacaa, waxaanan idiin hayaa sida loo dhaco. mapka eeg Mecca Oo xajku ku yaal iyo Berbera waxay isku jiraan masaafo dhan 1300 km maamada kaliya ee xajka lagaynayo ee […]

Continue reading …

18 May, 25TH Annual SSC Regions Cleanup Day By SSC Media On next Monday, May 18th approximately 6,000 SSC States volunteers and community leaders will join forces to clean the banks of the 1080-mile SSC Regions at the 25TH Annual SSC regions Cleanup Day. In a collaboration led by Students and community leaders, volunteers from […]

Continue reading …

25-kii Sano ee u buuxsantay ictiraaf raadiska Somaliland, waxay ahayd 25-kii sano ee laga shaqaynayay burburinta qarankii Soomaalida iyo wada jirka midnimadii Soomaalida, waxayna ahayd 25kii sano ee ugu dhibka badnaa qawmiyadda soomaalida. Iyadoo ay fikirka Gooni Isutaagga Soomaaliland ay wadeen siyaasiin Soomaalida maanta halkaas dhigay. Siyaasiyiintaas ayaa ku dooda 25 sano ayaan raadinaynay ictiraafka […]

Continue reading …

Kadib markii hannaanka 4.5 wax lagu qaybsaday, Beesha degta magaalada Muqdisha illaa Gaalkacyo, waxay wax ku qaateen laba maamul Gobaleed. Gaalkacyo iyo Muqdisho waxay isku jiraan 750 km, halka Gaalkacyo iyo Boosaaso ay isku jiraan 750, waliba hadana marka la jooggo Boosaaso oo dhanka Cirifka lasii aado maalin dhan buu gaarigu sii socdaa. Hadaba Gaalkacyo […]

Continue reading …