Home » Archives by category » Important News (Page 161)

Waxaa baryahaan danbe isa sootaraya aqoon yarida madaxda Soomaalida iyo la taliyayaashooda aqoonta ay u leeyihiin hanaanka dawladnimo. Aqoonyahan Faysal Roobel ayaa qarxiyay arrin ku cusub dhagaha Soomaalida oo ah, in Madaxwaynaha uu dastuurku siinayo in Madaxwaynuhu is hortaagi karo qorshe siyaasadeed uu baarlamaanku aqlabiyad ku diiday, sida murankii heshiiskii Madasha ee Baarlamaanku diidanaa. Faysal […]

Continue reading …

<strong Waxaan muddo 5 sano ah ku baahinaynay warbaahinta Puntlandobserver muhiimadda cadaaladda iyo cawaaqab xumada cadaalad daro ay dhasho iyo haddii ruux masuul ah uu cadaalad daro sameeyo in ay umad dhan qarankeed burburinkarto damaca iyo hunguriga hal shakhsi. Sidaas ayay shacab walba isaga illaashaan cid walba oo ku takri fasha masuuliyadda waayo waxay ogyihiin […]

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Maqaalkan hoose kilig garee waa muhim —-> Xildhibaanka ay kaga baxdo 100$ kun in uu Xildhibaan Noqdo, Wuxuu ku Mashquulayaa Sidii uu lacagtii Ka Baxday U cadaysan lahaaa(Maqaal Cadaynaya in haddii aan la iska qaban aynan Soomaaliya Rajo la ahayn) Soomaalida waxaa illaahay ugu gargaari jiray waxay iska illaalin jireen waxwalba oo xaaraan oo dhan […]

Continue reading …

Iyadoo ay Soomaaliaya 25 sano u afduubnayd siyaasiin arragti gaaban oo adeegsada shacabka masaakiintaa marka ay dan gooniya leeyihiin ayaad waxaad mooddaa in aynan wali Soomaali ku quusqaadan. Xaaladda Soonaaliya hadda waa ay is badashay mana ahan xiligii halka meel Soomaali laga maamuli jiray, maanta xaaladdu waa ka duwan tahay oo maamul gobaleed kasta isagaa […]

Continue reading …
Continue reading …

Saami qaybsiga beelaha Somaliland ay u kala leeyihin 82ka kursi ee aqalka guurtidu ka koban yahay ayaa waxaanu halkii idiinka sii ambaqaadi doona qaybtii 4aad ee magacyada xildhibanada iyo saamiga kuraasta . Beesha Bariga Burco (Harbar Jeclo), oo ku leh 14 kursi, waxa ay xildhibaanada beeshaasi magacyadodu kala yihiin: 1  Gudomiyaha golaha guurtida Md Saleebaan […]

Continue reading …
Continue reading …

Horey baan maqaal ugu baahinay Puntlandobserver Qabyaaladdu waa cudur ka xun midka kansarka, dadkaaga aad jeceshahay laguma beero Qabyaalkad, waxayna ka dhigantahay adigoo Virus ama cudur la isqaadsiiyo dadkaaga qaadsiiyay. Qabyaaladdu maadaama ay Virus tahay ma ahan wax xad leh, oo meeshay gasho illaa taxday socotaa. Ninka uu ku dhaco cudurka Qabyaaladdu meel kuma ekaado, […]

Continue reading …