Home » Archives by category » Important News (Page 141)

Aduunka casrigaa waxaa laga hagaa saxaafadda, dalkastaana waxaa ay inta badan horumarkiisu ku salaysan yahay hadba warbaahinta uu dalkaas leeyahay. Nasiib darro warbaahinta Soomaalida ayaa noqotay halka Soomaaliya siyaasadeeda laga burburiyo, iyadoo ay maalmahaan aan wada arkaynay in dad reer miyiya lagu weerarayey Tignikaduu iyo ciidamdII dawladda federaalka oo internetka lasoo dhIgay askartii xirnaa dreeska […]

Continue reading …
Continue reading …

XAALKA GOOBIHII LAGU DIRIRAY(KONFURTA MUDUG). Saaka ooga waabari ayaan ujarmaaday aniga iyo wafdi heer gobal ah oo aan hogaaminayo goobihii shalay ay ku dirireen labada shacab ee walaalaha ah ku waas oo kasoo kala jeeda Dawlada Puntland iyo Maamulka Galmudug. Ka maamul ahaan waa masuuliyad nasaaran in aan ka warqabno oo xaalad walba oo ay […]

Continue reading …

Aqoonyahan Axmed Warsame “Axmed dheere” oo ka mid ah qurbajoogta reer Puntland ee Australia ku nool ayaa si aad u heer saraysa Soomaalida u sharaxaya maaraynta hantida dadwaynaha. Halkaana ka dhegayso Eng Ibrahin Gablax oo si guud u sharaxay 2 sano ka hor isla mowduuca uu Axmed sida aqooneed u sharaxay

Continue reading …

Musharax Pro Cali Maxamed Geedi Oo Noqday Musharaxa Ugu Culus Musharaxiinta lana Yimid Hadaf Siyasadeed Oo Cad (Daawo)

Comments Off on Musharax Pro Cali Maxamed Geedi Oo Noqday Musharaxa Ugu Culus Musharaxiinta lana Yimid Hadaf Siyasadeed Oo Cad (Daawo)

Prof Cali Maxamed Cali Geedi oo waraysi siiyay Universal Tv ayaa su’aallo adag oo la waydiiyay si hufan uga jawaabay isla markaana soo bandhigay hadaf siyaasadeed oo culus, iyo waliba khibrad uu u leeyahay siyaasadda maadaama uu ahaa Raysal Wasaarihii hore Daawo

Continue reading …

Musharax Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Oo Arrimo Muhiima Ka Hadlay Raganimo (Daawo)

Comments Off on Musharax Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Oo Arrimo Muhiima Ka Hadlay Raganimo (Daawo)
Continue reading …

Nabdoon Gaani oo kasoo jeeda deegaanka uu dagaalku ka dhacay dhanka Puntland oo arrimaha dagaalka laga waraystay ayaa sheegay in aynan ahayn markii koobaad iyo labaad toona inta ay ciidamda daraawiishta ee Galmudug ay dadkaan xoolo dhaqatadaa in muddo ahba soo weerarayeen. Gaani ayaa sheegay in aynan arrinkaas odayaasha dhaqanka waxba ka qaban karin waayo […]

Continue reading …

DAREENKA SHACABKA: DOORASHADA SOMALIA IYO ABWAAN AWLIYO OO WACDARO KA DHIGAY

Comments Off on DAREENKA SHACABKA: DOORASHADA SOMALIA IYO ABWAAN AWLIYO OO WACDARO KA DHIGAY
Continue reading …

QABO RAGAAD Gabaygaan la magac baxay qabo ragaad waxaa tirshay Cabdullaahi Shire Yuusuf oo ah arday ka baxay dugsiga sare ee cumar samatar waxaana uu kaga hadlayaa isbedelka ku dhacay dadka soomaalida ah oo uu ugu wacan yahay isdhexgalka bulshooyinka adduunka taasoo loo aanayn karo inuu qodobka ugu weyni uu yahay aaladda internetka. Gabaygaan waxaa […]

Continue reading …

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada ssc ayaa inta badan ku eedaya in markii maamulka Puntland ay beelaha Daaroodku wada shisteen 1998 ay sabab u noqotay in deegaanada ssc ay qabsato Somaliland. Waa dood muhiima oo u baahan in si fiican loo fallanqeeyo Aanu laba dhanba ka eegno. Dhanka Siyaasiyiinta aan kasoo jeedin […]

Continue reading …