Home » Archives by category » Important News (Page 143)

Halkaan ka akhri qormooyinkii ku saabsanaa Guriga Xaashi Fure darawalkii Siyaad Barre ee harka cad Gurigiisa laga dhacay Aduunyada Nin noolow maxaa arragti kuu laaban, waxaa magaalada muqdisho ka dhacaya waa inkaar rabaaniya, waxayna u badan tahay haddii aynan dadka Muqdisho degan is-daba qaban in ay ku dhici doonta Inkaar Alle. 100% ayay cadahay in […]

Continue reading …

Haddii aad maapka dhulka Soomaalidu degto aad eegto waxaa dhulka Soomaalida intiisa ugu ballaaran degan Beesha Daarood, haddii hannaanka deegaanka wax lagu qaybsado waxaa ugu xildhibaano badnaanaya beelaha Soomaaliyeed Beesha Daarood, waana sida caadigaa ee aduunkaan aynu ku noolahay, oo xildhibaanku sidiisaba cirka kama yimaadee wuxuu matalaa dad deegaan degen. Hadaba 27-kii sano ee lasoo […]

Continue reading …

Bini aadanka aduunka ku nool waxay gaarreen horumar aan miskaxda bini aadanka caadigaa aynan xitaa ku riyoonkarin. Soomaali 27 sano waxay samayn kari waayeen in ay iska soo xullaan xildhibaano daacada oo doorta Madaxwayne daacada oo sharciga waxa ku qoran ku shaqeeya xildhibaanaduna ay ku illaashaan, “so simple like 2+2, intaasi waxay la mid 2+2 […]

Continue reading …

Xildhibaan ka tirsan Golaha Sharci dajinta ee Puntland, ayaa noqday runtii ninkii ugu miskaxda badnaa intaan Soomaali hadasha arkaynay, wuxuuna kusoo koobay xigmadiisa in ay Soomaaliya waalayaan oo ka shaqaysanayaan kuwii dadka ugu liitay, dadkii wanaagsanaa ay hurdaaan oo ay sugayaan in iyagoo jiifa dalka loo hagaajiyo. Xildhibaankan ayaa sheegay in ay maanta Jaanis haystaan […]

Continue reading …

Kadib Qaraxyaddii Gaalkacyo ee dadka baddan lagu laayay ayuu maamulka puntland amray in ay baabuurta Koonfur iyo Waqooyi Puntland uga imanaya ay xuduudaha Puntland ku dajiyaan wixii rara oo ay wadaan. Waxaana arrinkaas jawaab ka bixiyay Wasiirka Dastuurka ee Galmudug oo sheegay in ay cawaaqib xumadeeda leedahay haddii dadka ganacsada isusocdkooda la carqaladeeyo. Dhegeyso

Continue reading …

Aduunkoo dhan wuxuu billaabay in dhul cidla ah hadda iyo kow laga dhiso Caasimad Cusub oo si fiican loo qorsheeyay maadaama hadda aqoon cusub la gaaray waxaa wanaagsan in si fiican loo qorsheeyo caasimadda lagana guuro Caasimadihii duugoobay, Haddba daawo masar oo caasimad cusub dhisanaysa. Maxaase Soomaali u diiday in ay Caasimad Cusub u guuraan […]

Continue reading …

Haddii aad daawatid doodaan waxaa cad in aynan reer Muqdisho diyaar u ahayn in ay Muqdisho noqoto meel Caasimad Soomaali oo dhan u dhaxaysa. 27-sano haddii la sugayay Muqdisho bal in la nabadeeyo, maxaa diidaya in ay Muqdisho noqoto Caasimadda Ganacsiga. Laakiin laga wareejiyo Caasimadda Dawladda dhexe ku shaqayso. Waxaa habboonaan lahayd in Caasimad laga […]

Continue reading …

https://youtu.be/r43dv8k8M1k Dalalka horumaray ee reer Galbeedka ayaa isticmaala falasafadda “division of labor”oo loola jeedo in howl-kasta ama shaqo kasta qaybbo fara baddan loo qayb qaybsho oo qof-kasta qayb-yar loo daayo. Micnaha ka danbeeyana ayaa ah in qofka markii noloshiisa hal hawl ama shaqo oo yar lagu qaybsho oo uu muddo shaqadaas habbeen iyo maallinba ka […]

Continue reading …

Xukuumaddii Siyaad Barre markii ugu horaysay waxaa mucaaraday Jamhaddii SSDF ee uu hogaaminayay Cabdullaahi Yusuf, waxaana uu siyaad Barre xasuuqay beesha Majeerteen oo markaas baraagaheedii lagubay, saraakiishii la laayay, waxwalba iyo hanti ay lahaayeen la xalaalaystay. Ciidamadii gubay baraagaha deegaanada Majeerteen ee xukuumaddii Siyaad Barre waxaa hogaaminayay Mujaahid Dhagawayne Dhagawayne ayaa markii danbe ku biiray […]

Continue reading …

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng Camey ayaa voa-da waraysi uu siiyay ku cadeeyay in ay hayaan raggii qaraxa gaystay raadkooda. Madaxwayne Camey ayaa sheegay in 100 kii guri ee xero dayax ee ay dawladda Puntland dhisaysay dhulka la dhigay, illaa 1000 mitir wixii guryo shacabku lahaayeen uu saqafku ka soo daatay, Isbitaalkii waynaa ee Gaalkacyo […]

Continue reading …