Home » Archives by category » Important News (Page 142)

Siyaasiin Reer Khaatumo Oo Hadda Un Fahmay Durbaan Beenaadkii Cali Khaliif mudada 10-ka Sano ah uu ku marin habaabinayay (Falanqayn)

Comments Off on Siyaasiin Reer Khaatumo Oo Hadda Un Fahmay Durbaan Beenaadkii Cali Khaliif mudada 10-ka Sano ah uu ku marin habaabinayay (Falanqayn)

(Afeef Qormadan waxay ku socotaa laba wajilayntii Cali Khaliif, si marka arrimihii loo cadeeyana xitaa qabiilo badan baa laga sheekayn doonnaa marka dhanka cadaynta ka eeg dhanka qabyaaladda ha ka eegin waayo xaqiiqdii hadaan la cadayn hadalkii lama cadayn karo) Waxaa uu qofwalba oo caqli yar lihi garan karay meesha uu Cali Khaliif u waday […]

Continue reading …

Xasan Sheekh Oo Doonaya In Uu Codka Xildhiibaanada Beesha Isaaq Ku Helo Erayga Puntland Waa Laba Gobal iyo Bar (Falanqayn)

Comments Off on Xasan Sheekh Oo Doonaya In Uu Codka Xildhiibaanada Beesha Isaaq Ku Helo Erayga Puntland Waa Laba Gobal iyo Bar (Falanqayn)

Odayaashii hore ee ka soo jeeda siyaasiinta beesha Daarood ayaa mar ay la yaabeen niman siyaasiina oo kasoo jeeda beesha Hawiye waxay yiraahdeen eray markii danbe ku soo biiray maahmaahyada Soomaalida eraygaas oo ahaa “HAWIYE TURUB BAREY”. Xasan sheekh ayaa si jees jeesa wuxuu u yiri Puntland waxay ka koobantahay 9 Gobol, laakiin markii 18-kii […]

Continue reading …
Continue reading …

Ceelka shidaal ee Lughaya waa ceel la diyaarshay 1990, waana ceel uu dhex ceegaago batrool aad u tira badan, waxaanan ka haynaa xog rasmiya. Waxaana maalmahaan socda muran dhanka deegaanka ah oo kasoo cusboonaaday deegaanada Lughaya, waxaana xaqiiqa in aynan ka marnayn ceelka shidaal ee Lughaya. Hadaba warbixinadaan dib u daalaco

Continue reading …

Madaxwayne Gaas Oo Sheegay In Puntland Iyo Jabuuti Ay Ganacsi Wanaagsan Wada Yeelanayaan Lana Kulmay Madaxwayne Geele (Video)

Comments Off on Madaxwayne Gaas Oo Sheegay In Puntland Iyo Jabuuti Ay Ganacsi Wanaagsan Wada Yeelanayaan Lana Kulmay Madaxwayne Geele (Video)
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME oo ah muhsrax u taagan jagada madaxwayne Soomaaliya o ayaa soo bandhigay arrimo badan oo aan p/O ku faafin jirnay. CABDIRAXMAN CABDISHAKUR WARSAME wuxuu sheegay in haddii kalsoonida soomaalida la soo cesho lasoo cesho ay soomaaliya hagaagayso waliba ay mushkiladu tahay cadaalad darro iyo nidaam daro oo haddii labadaas la hagaajiyo xaaladda […]

Continue reading …

Horey ayaan P/O ugu daabacnay qormo ku saabsan tartanka dagaal dhanka hubka akhri—-> Maxaad Ka Taqaan Dagaalka Dahsoon ee Ruushka Iyo Maraykanka Halka Aduun Marayo, Iyo Halka Dagaalka Dadqalatada ee Shacab Miino Lagu Qarxinayo Farqiga U dhexeeya (Aflaam muhiima) Hadaba qormadaas waxaa ku jira aflaam dhanka hubka casrigaa oo Markaas uu Maraykanku soo saaray diyaarado […]

Continue reading …

Qormada Xalka Gaalkacyo Qorihii qoray uu ugu magac daray ayaan ku daabacnay P/O xili maalintaas Gaalkacyo xabad la isla hor fadhayay, waxaanad mooddaa in arrinkii sidiisii wali u taaganyahay oo aan wali xal laga gaarrin. Haddii la dhiso gudi nabadeed oo ka kooban dadka deegaanka reer Gaalkacyo ee labada dhan dhanka Galmudug iyo dhanka Puntland. […]

Continue reading …