Home » Archives by category » Important News (Page 144)
Continue reading …

Waxaa xoogaysanaya guulaha ay gaareen kooxihii kasoo horjeeday in ay mira dhasho doorashada 2016, kooxahaas oo isugu jira ajaanib iyo Soomaali. Kooxaha Soomaalidaa ee ka shaqaynayay burburinta qaran Soomaaliyeed wixii ka danbeeyay 1990 ayaa waxaa soo wajahay baryahaan danbe wallaac ah in ay mira dhasho doorashada 2016. Hadaba kooxahan Soomaalidaa kuwooda waliba kusoo barbaaray dawlad […]

Continue reading …

Markii la doortay xasan Sheekh farxaddii ay dadku farxeen waligeed sidaas Soomaalida jecel midniada Soomaaliya umay farxin, waliba hadalkiisii qaboobaa iyo qoloskiisii wanaagsanaa iyo waliba iyadoo lagu tuhmayay aqoon. Muddo 8 bilooda markuu xukunka hayay waxaan p/O ku daabacnay maqaalo fara badan in wixii Xasan laga filayay iyo wuxuu noqday ay ka dhigantahay geedkii cigaal […]

Continue reading …

Kadib markii ay shacabka Puntland iyo shacabkaleba diideen in 4.5 wax lagu qaybsado, laakiin arrinkaas waxaa diiday siyaasiyiinta Galmudug iyo Madaxwayne Xasan. Hadana markii qir iyo qir lakala istaagay ayay Beesha Caalamku ku khasabtay Puntland in aqalka sare lagu qaybsho 18-kii Gobol, aqalka hoosana lagu qaybsho 4.5. 4.5 ayaa waxaa wax lagu qaybinayay 15 sano, […]

Continue reading …

Qormooyinkii hore ee Cabdullaahi shire yuusuf halkaan ka daalaco. GABAY MISE GARAB-DAAR Qof waliba wax baa Eebbe u fududeeyaa,mid baa fuundi nimada ku sabcan oo ay u sahlan tahay qaab ka wax loo dhiso,mid baa yaqaan sancada birta iyo tumideeda,mid baa ku caan-baxa dawo dhireedda oo qofkuu cudur ku arko durbadiiba geedo uu yaqaan usoo […]

Continue reading …

Xildhibaan Jirde Oo Shgaagay Sababta Ay Soomaaliland Xasilooni Uga jirto ee Aynan Koonfurta Soomaaliya Xasilooni Uga Jirrin (Daawo)

Comments Off on Xildhibaan Jirde Oo Shgaagay Sababta Ay Soomaaliland Xasilooni Uga jirto ee Aynan Koonfurta Soomaaliya Xasilooni Uga Jirrin (Daawo)

Xildhibaan Cqaadir Jirde oo ka dirsan Golaha Sharci Dajinta Soomaaliland ayaa waraysi uu Siiyay Tv Universal arrimo badan kaga hadlay. Xildhibaan Cqaadir Jirde ayaa sheegay in ay Koonfurta Soomaaliya xasilooni lagu soo dabaali karro markii ay gacmaha shisheeye gacmaha kala baxaan. Xildhibaan Cqaadir Jirde ayaa sheegay in aynan jirin wax allaale wax ay Soomaalida waqooyi […]

Continue reading …

Aduunka maanta ayaa dadka indheer garadkaa ku timaamaan aduun gabo gabo ah, waxaana ay dalalka horumaray cilmiga aduunka ka gaareen wax uunan qofka caadigaa xitaa ku riyoon karin in bini aadan ay waxaas iyo horumarkaas samayn karaan, calashaan aynan miskaxda qofka caadigaa xitaa arki karrin in bini aadan horumarka intaas le’eg samayn karo. Dalalka Ruushka […]

Continue reading …

Warbixin Kooxaha isqarxiya qaabka loo adeegsado iyo Reer Gaalkacyo oo Ninkasta Qoriga Qaatay

Comments Off on Warbixin Kooxaha isqarxiya qaabka loo adeegsado iyo Reer Gaalkacyo oo Ninkasta Qoriga Qaatay

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa illaa shalay ka socday kacdoon shacab, waxaana magaalada xalay illaa shalay ka socday in ninwalbaa uu qorigiisa godka kala soo baxay. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka socda kacdoon shacab oo ay shacabku doonayaan in ay ku ugaarsadaan kuwa soo abaabula qaraxyada iyo beegsiga shacabka masaakiintaa ee aan waxba galabsan. Waxaana isa […]

Continue reading …

Riwaayaddii Waa Maadays Aduunyadu Dadkuna Way Matalayaan oo la jillay 80-timaadkii ayaa ka tarjumaysay xaaladda siyaasadeed ee xiligaas, waa xilli ay Soomaaliya ku sugnayd xaalad kala-guur. Waa xilli ay Soomaalidu aad u diidanaayeen xukuumaddii kaligitaliska ahayd. Wuxuu ahaa xilli kalaguura oo ay dadku dareemayeen in uu iman doonno isbadal siyaasadeed, balse aan la saadaallin karrin […]

Continue reading …

Ehelada Hagi Ahmed Hirsi Cali oo maalin kahor ku geeriyooday Magaalada Garoowe ayaa waxaa isa soo taraya ehalada asxaabta iyo qaraabada oo tacsi u diraya qoska reer Hagi Ahmed Hirsi Cali meel ay joogaanba caalamka. Innaa lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun Illaahay Hagi Ahmed Hirsi Cali naxariistii ha ka waraabsho, illaahay dhamaantaya samir iyo iimaan ha […]

Continue reading …