Home » Entries posted by Runbadane libaax (Page 2)
Entries posted by king

Dallada ururrada Puntland oo casho sharaf usameysay Dr. Maxamuud Dahir Afqarshe

Comments Off on Dallada ururrada Puntland oo casho sharaf usameysay Dr. Maxamuud Dahir Afqarshe

Xaflad Soo dhawayn iyo cashasharaf loo sameeyay Dr.Maxamuud Daahir Afqarshe oo ka yimid Dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minnesota oo ay Soomaalidu kubadan yihiin kuna haysta halkaasi isbitaal gaar loo lee yahay haatana isaga iyo dhaqaatiir badan oo Soomaaliyeed ay doonayaan in ay ka furaan isbitaal wayn oo casri ah magaalada Garoowe ee xarunta dowlad […]

Continue reading …

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boogaadiyay dhismaha Baarlamanka Jubbaland

Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo boogaadiyay dhismaha Baarlamanka Jubbaland

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka ku meel gaarka ee Jubba oo dhowaan looga dhawaaqey magaalada Kismaayo. “Waan soo dhoweynayaa talaabada horey loo qaadey ee dhismaha baarlamanka maamulka Jubba. Waxay tani ka tarjumeysaa sida ay inooga wada go’an tahay dhameystirka nidaamka federaalka ee dalkeena’’. Madaxweynaha […]

Continue reading …

Madaxda maamulada Soomaaliya oo asbuucan ku balansan Garowe

Comments Off on Madaxda maamulada Soomaaliya oo asbuucan ku balansan Garowe

Madaxweyanaha dowaladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira sida Puntland, Jubbaland iyo Koonfur-Galbeed ayaa lagu wadaa in uu shir uga furmo magaalada Garoowe ee Caaasimadda dowladda Puntland. Shirkan ka dhacaya Garoowe waxaa la sheegay in uu yahay mid wada tashi ah oo ay madaxda dalka kaga arrinsanayaan mustaqbalka dalka […]

Continue reading …

Boosaaso: 1200 oo qoxooti ah oo kasoo qaxay dagaalada Yemen

Comments Off on Boosaaso: 1200 oo qoxooti ah oo kasoo qaxay dagaalada Yemen

Waxaa maalinta shalay magaalada Bosaso soo gaaray dooni sida qaxootigii ugu badnaa oo Soomaaliyeed, kuwaas oo ka soo cararay dagaalada hala keeyay dalka aan nahay deriska ee Yemen, qaxootigaan oo tiradooda lagu qiyaasay 1200 oo ruux ayaa iskugu jiray rag, dumar, carruur, dhalinyaro iyo dad da’ah, waxaana ay u badnaayeen caruur iyo dumar. Dadkan oo […]

Continue reading …

Ra’iisul Wasare Sharma’arke oo ka warbixiyey arrimaha qaxootiga iyo xiyiraadda xawaaladaha

Comments Off on Ra’iisul Wasare Sharma’arke oo ka warbixiyey arrimaha qaxootiga iyo xiyiraadda xawaaladaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Saraakiil iyo dadweyne kale. Ra’iisul Wasaaraha oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa sheegay in […]

Continue reading …

Xildhibaan Cabdibare Gacana waa Xuquuqda Puntland Gacana Waa Difaaca Fadaraalka

Comments Off on Xildhibaan Cabdibare Gacana waa Xuquuqda Puntland Gacana Waa Difaaca Fadaraalka

Xildhibaan Cabdibare jusuf jibriil oo dhawaanahan boqoshooyin ku kala bixinayay dalalka caalamka Gaar Ahaan wadamada scandinavianka ayaa Hada ku sugan dalka SWEDEN. Xildhibaanka oo ah nin siyaasada kusoo jiray ilaa dawladii siyaad bare ahna nin kamid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed ee dada yar,ayaa muu jiyay shaqo iyo hawlkarnimo dheeraad ah oo uu ku bixinayo sidii mar […]

Continue reading …

(Sawiro iyo Video) Jaaliyada Puntland ee Finland oo tacsi tiiraanyo leh udirtay madaxweynihii hore ee Puntland Dr Abdirahman Faroole iyo qoyskiisa

Comments Off on (Sawiro iyo Video) Jaaliyada Puntland ee Finland oo tacsi tiiraanyo leh udirtay madaxweynihii hore ee Puntland Dr Abdirahman Faroole iyo qoyskiisa

Jaaliyada Puntland ee dalka Finland ayaa kulan tacsi ah ku qabatay xarunta dallada ururrada Puntland ee Finland, kulankaas oo ay jaaliyada ka tacsiyeeyneysay geeridii naxdinta lahayd ee kutimid marwo Amina Abiib oo iyadu ahayd marwadii koowaad ee hore Dowlada Puntland ee madaxweynihi hore ee Puntland Dr. Abdirahman M.M. Faroole. Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay dallada […]

Continue reading …

400 Tahriibayaal ah oo ay oon kula dagtay Badda Mediterranean

Comments Off on 400 Tahriibayaal ah oo ay oon kula dagtay Badda Mediterranean

Hey’adda Bad baadada Caruurta ee Save The Children ayaa sheegtay in dhamaan dadka dhintay ay caruur u badnaayeen, waxaana socda baadigoob xoogan. Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in ilaa 144 qof la bad baadiiyay, waxaana ay sheegeen inay rajo ka qabaan inay bad baadiyaan hadii ay jiraan dad kale oo nool. Dadka la soo bad […]

Continue reading …

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Soomaaliland ee UCID,Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay heshiis ay Garoowe ku gaareen dowladda Puntland iyo faderaalka ayaa ku sheegay inuu yahay mid lugu doonayo in lugu weerarro Soomaaliland. Waxuu sheegay heshiiska inuu ahaa mid ay gaareen labo nin oo ilma adeer ah kuwaaso u socda Soomaaliland,waxuuna ugu baaqay dadka Soomaaliland inay […]

Continue reading …

Xildhibaan Cabdibare Jibriil Iyo Soo Dhaweyntii Goteborg Swedan

Comments Off on Xildhibaan Cabdibare Jibriil Iyo Soo Dhaweyntii Goteborg Swedan

Xaflad aad u balaaran ayaa Soomaalida ku nool caasimada labaad wadanka Sweden ee Gothenburg iyo nawaaxigeeda ku soo dhaweeyeey Xildhibaan Abdibbare Yusuf Jibril oo safaro ku maraya wadamada dhaca Waqooyiga Yurub. Xildhibaanka Ayaa Khudbad dheer u jeediyey isagoo ku tiig-tiigsaday baahida soomaaliya ay u qabto in Qurbe-joogto dalka dib ugu soo laabataan sidoo kale Xildhibaan […]

Continue reading …